Kulankii aqoon iswaydaarsiga
- Post by: haashim cabdi
- June 7, 2024
- No Comment



wasiirka xafiiska cadaalada DDS Mudane Axmed Xaaji Samater ayaa kulan balaadhan oo soo dhawayn ah usameeyey bahda hay adaha sharciga ee maamulka magaalada addis ababa iyo dire dhabe,
Hadaba ujeedka iyo socdaalka. haayadahani oo ku qotoma kormeer iyo aqoon iswaydaarsi
Ayaa maanta soo gaadhay xarunta DDS
Xafiiska Cadaalada DDS
Categories: Wajiga Hore Xafiiska Cadaalada ee DDS