Dawladda Degaanka Somalida Xafiiska Cadaaladda

Dood-cilmiyeed

Dood-cilmiyeed

Dood-cilmiyeed ku saabsan sarraynta sharciga iyo xeerka qoyska ee qabyada ah ayaa lagu qabtay magaalada Jigjiga.

Dood-cilmiyeedkan oo uu soo diyaariyay Xafiiska Cadaaladda DDS kana soo qaybgaleen maasuuliyiin uu ka mid yahay Wasiir kuxigeenka Xafiiska Madaxwaynaha DDS Mudane Cabdirisaaq Sayid iyo Wasiir ku Xigeenka Xafiiska Cadaalada DDS Mudane Maxamed Daahir Xaashi sidoo kale xafiisyada bahwadaagta la ah xafiiska cadaaladda ayaa laga doodayay sarraynta sharciga iyo sidii loo fulin lahaa fahan buuxana looga siin lahaa xubnahan iyo sidoo kale sidii xeerka qabyada ee qoyska la isu waafajin lahaa dhaqanka bulshada Deegaanka.

Xafiiska Cadaalada DDS

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *