Shirwaynaha Ururka Qareennada DDS ayaa ka furmay magaalada Jigjiga. Shirkan oo ay ka soo qaybgaleen qareennada DDS masuuliyinta Xafiiska Caddaalada iyo kuxigeenka Xafiiska Madaxwaynaha mudane Maxamed Yusuf Rooble ayaa waxay ujeedadiisu ahayd sidii wax ka baddal loogu samayn lahaa hay’adaha caddaalada loona samayn lahaa urur qareeno oo dhisan iyo in loo sameeyo maamul iyo xeer […]
Read MoreShirwaynaha Ururka Qareennada DDS
- June 4, 2024
- No Comment