Dawladda Degaanka Somalida Xafiiska Cadaaladda

Archives

Warbixintii waxqabadka Rubuca koobaad ee sanad miisaaniyadeedka 2015

Sida la wada ogsoon yahay Degaankeenu waxa uu dejiyey Himillooyin iyo Qorsheyaal muddada fog iyo kuwo muddada dhow ah, taas oo looga gol leeyahay si loo dardargeliyo horumar dhaqaale oo waara ee Degaankeena, islamarkaana hay’adaha kala duwan ee DDS si looga hirgeliyo nidaam dimoqraadiyadeed, maamul suubban, iyo Qorshe-Tubeed (Strategic Plan) oo ka turjumaya hufnaanta adeeg-bixinta […]

Read More